Home Afsomali VIDEO Sheikh kenyaawi oo bari galab muxaadiro ku qabanaya Muqdisho

VIDEO Sheikh kenyaawi oo bari galab muxaadiro ku qabanaya Muqdisho

Sheekh Maxamed Sheekh Ibraahim ( Keenyuaawi ) ayaa qorsheynaya in uu muxaadiro ku qabto hotel sahal oo ku yaal agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Mudisho taasi oo maalmahaanba la hadal haayey isl amarkaana ay si aad ah sugayeen Bulsho weynta ku dhaqan Muqdisho

hadaba waa kan isaga oo inoo faahfaahiya arinta iyo ujeedka safarkiisa Muqdisho

Inkasta oo mauqdisho ay soo gaaraan faanaaniin ku soo bandhiga fankooda hoteelada ugu waaweeyn ee magaalada Muqdisho ayaa Sheekh Maxamed Sheekh Ibraahim ( Keenyuaawi ) waxaa uu noqonayaa  wadaadkii ugu horeeyey ee hoteelada Muqdisho ku qabto muxaadirada cinwaankeedu yahay cafiska iyo walaaltinimada waxaase xusid mudan in aaanan jirin wax qarash ah oo ka soo qeybgalaayshu ay bixinayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.