Home Afsomali VIDEO Shirweynaha Hawenka Qaranka Somaliyed Oo Muqdisho Laguso Gabagabeyay

VIDEO Shirweynaha Hawenka Qaranka Somaliyed Oo Muqdisho Laguso Gabagabeyay

Waxaa soo gaba gabeeye shir u socday haweenka qaranka iyo kuwa maamal goboledyada u socday mudo labo maalin ah shirkaan ayaa inta uu socday waxaa looga hadlaayey xagjinimada iyo aayaha hawenka soomaaliyed waxaa ka soo qeyba galay xil wasiiro fanaaniin iyo masuuliyeen ka socday hay.ada qarama midobe waxaana la soo saray warsaxafaded dhowr qodob ah

waxaa mesha ka hadlay reysal wasaarihii hore dowladii ku melkaga eheed Cali Maxamed  Geedi

Sido kale xil fartag  hadal ka jeediyey

Garyaqan xil maryan cariif qaasim wehliye

Xil muno xasan shibis

Gabagabadii waxaa madasha hadal qiiro leh ka jeedisay gudomiye ururka hawenka qaranka batuulo sheq Axmed gabale

Waxaana soo xiray barnaamij  mr mijar oo ka tirsan xafiiska qaramada midowbe oo qaban qabada kulanka lahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.