Boqol Muslimiin ah ayaa iskuugu soo Baxay barxada weyn ee Ku taal Deegaanka Daaru salaam ee Magaalada Muqdisho.Waxaana ay halkaa u tageen tukashada salaada Ciidul alxaa oo ay la qabaan dhamaan Muslimiinta Caalmka
TVga eryal ayaa Booday deegaankaas waxaana uu halkaa kula Kulmay qaar ka mid ah dadkii salaada ku oogayey oo iskuugu jiray masuuliyiin waalidiin iyo caruur .
Qaar ka mid ah dadweynah waxaa ugu hambalyeyey Muslimiinta Caalmka Ciida ,waxaa ayna shegeen in ay ku faraxsan yihiin in ay kukadaan salaada ciida ciidaan daarusalaam city
intaa ka dib Beerta Nasashada oo ku taal isla deegaankaas ayaan kula kulanay caruur iyo waalidiin ku ciidaysa Wiifow gawaari ay wadaan iyo gaari yar oo tareen loo ekeysiiyey
Caruurta ayaa iskuugu hambalyeynayey kulu caam wa antum Bilkheyr
Dhanka youtube ka
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view