Home Afsomali VIDEO Somaliland oo sheegtay in ay la midoobayaan  Ereteeria

VIDEO Somaliland oo sheegtay in ay la midoobayaan  Ereteeria

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye nacnmac  oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Somaliland ayaa ka hadlay wafdigii dhawaan Booqday maamulka Somaliland ee reer erteeriya

Xildhibaanka oo shir jaraid ku qabtay magaalada hageysa ayaa si cad u sheegay in erteeriya iyo Somaliland mustaqbalka dhow ay midoobayaan wuxuuna hambalyey Booqashada wafdiga ee hargeysa  oo uu ugu yeeray walaalaheena

Wuxuuna fariimo warbaahinta u mariyey Dowlada fadaralka iyo maamulka Puntlnad  isaga ku magacaabay Puntland maamulka maxamuud Saleebaan ee Somalia

Xildhibaan nacnac ayaa canbaareeyey howlgalka nabad ilaalineyd ee  ciidanka Djabuti ay ka wadaan gudaha Somalia isaga oo diiday midnimada Somalia iyo Somaliland

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye ayaa ugu danbeyn  Raiisal wasaraha Ethiopia ka codsaday in uu walaaleeyo Somaliland iyo Erteeriya oo la ogyahay in aysan xaduud laheyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.