Home Afsomali VIDEO Taliyaha Ciidanka Magaalada Jawhar Ayaa Ka Warbixiyay Xaalada Amni ee Magaalada...

VIDEO Taliyaha Ciidanka Magaalada Jawhar Ayaa Ka Warbixiyay Xaalada Amni ee Magaalada Jawhar

Taliyaha ciidamada booliska magaalada jowhar ee xarunta dowlad goboledka hirshabelle Dhame Maxamed Siyaad Cali ( Canjeex ) ayaa ka warbixiyay amaanka guud ee magalada jowhar iyo sida ay ugu diyaar garoobeen xaqiijinta nabadgalyada iyo Xasiloonida magalada .

Taliyaha oo shir jaraid ku qabtay Xafiiska uu ku leeyahay Gudaha saldhiga ayaa shacabka ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan xasilinta iyo amniga Musharaxiinta iyo Xildhibanada doorshada ka qeyb galeysa

isagoo tibaaxay inay jiraan ciidamo gaar ah oo loo xil saaray sugida amniga goobaha doorashada

dhame canjeex ayaa hoosta ka xariiqay in dhamaan ciidamada booliska jowhar ka howgala uu taliska heegan geliyay si aanu amaanka qal qal loo gelin Xiliga daarashooyinka lagu jiro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.