Home Afsomali VIDEO Ugaas Cali Xaashi oo dalbaday in talyaanigu dalka Isaga baxaan

VIDEO Ugaas Cali Xaashi oo dalbaday in talyaanigu dalka Isaga baxaan

 

Ugaas Cali Xaashi Ugaas Axmed oo ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliyeed oo shir jaraid saxaafada ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeymo dusha uga tuuray dowlada talyaaniga iyo  saraakiisha ciidamada nabad ilaalinta dalka u joogo ee AMISO .

Nabadoonka ayaa si carol eh u sheegay in ay qarash ku bixiyaan dirirta ka socota magaalooyinka dalka qaarkood wuxuuna dal baday in ay faraxaha kala baxaan arimaha qabaailka somaliyeed .

Arintaa ayaa qeyb ka ah eedeymaha loo Jeediyo ciidamada Midowga Africa ee AMISOM.

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0p

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.