Home Afsomali VIDEO Ugaas soomaaliyeed oo dalbaday in ay dalka ka baxaan diblomaasiyiinta talyaaniga...

VIDEO Ugaas soomaaliyeed oo dalbaday in ay dalka ka baxaan diblomaasiyiinta talyaaniga iyo ciidamadooda hadii kale

Ugaas soomaaliyeed oo dalbaday in ay dalka ka baxaan diblomaasiyiinta talyaaniga iyo ciidamadooda hadii kale

Ugaas Cali Xaashi Ugaas Axmed oo ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliyeed oo shir jaraid saxaafada ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeymo dusha uga tuuray dowlada talyaaniga iyo  saraakiisha ciidamada nabad ilaalinta dalka u joogo ee AMISO wuxuuna dalbaday in ay isaga huleelaan gayid somaliyed oo ay isaga baxaan .

Nabadoonka ayaa si carol eh u sheegay in ay qarash ku bixiyaan dirirta ka socota magaalooyinka dalka qaarkood wuxuuna dal baday in ay faraxaha kala baxaan arimaha qabaailka somaliyeed .

Arintaa ayaa qeyb ka ah eedeymaha loo Jeediyo ciidamada Midowga Africa ee AMISOM

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0p

Previous articleMaskaxdii Cammirnayd ee Maxamed Muxiyaddiin Cali: 9 sano kadib geeridiisii
Next articleXubno ka tirsan Xerta Timo weynta oo Ka Dhawaajay in Al-qaacida Joogaan Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.