Home Afsomali VIDEO: Waalidiinta Danyarta ah oo Ka Cabanaya Lacagta Dugsiyada Dowladda Somaliland

VIDEO: Waalidiinta Danyarta ah oo Ka Cabanaya Lacagta Dugsiyada Dowladda Somaliland

Waalidiinta danyarta ah ee caruurtoodu dhigtaan dugsiyada hoose dhexe ee dowladda Somaliland ayaa waxa ay ka cabanayaan kharashka iskuulka ee ardayda laga qaado, kuwaasi oo sheegay in aanay awoodin bixinta lacagta laga qaado ardaydooda.

Muna Maxamed Jaamac oo kamid ah waalidiinta danyarta ah ee caruurtoodu dhigtaan dugsiyada hoose dhexe ee dowladda Somaliland ayaa waxa ay sheegtay in ardayda dugsiyada dhigata laga qaado lacago aanay awoodayn isla markaana ay dowladda Somaliland horay u sheegtay in dugsiyada hoose dhexe ay bilaash yihiin.

Halkan Hoose ka daawo Muuqaal

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.