Home Afsomali VIDEO Xildhibaan Khaliif muumin Tooxow iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Cali ee hirshabelle...

VIDEO Xildhibaan Khaliif muumin Tooxow iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Cali ee hirshabelle oo amaan iyo Bogaadin u soo jeediyey madaxweyne Dr Maxamed Cabdi waare ee Maamulkaasi codsadayna in biyo la.aanta deegaanadaasi Dowlada dhaxe wax ka qabato

Ayadoo maanta dood waqtibadan qadatay awada qateen xildhibanada barlamanka hirshabelle taasi oo kuqotontay miisaniyada dowlada gobaleed hirshabelle oo ay soo gudbisay wasarada malaiyada ee kuxumad gobaleedka hirsahabellea

Ayaa kasoo dhamaatay kulan dodeedka miisaniyada in markale dib ay ugeegan hogaanka wasarada maliyada sigaar ah wasiirka wasaradasi
Intaas kadib tvga eryaal ayaa lahadlay qaar kamid ah xildhibanada maanta madal jooga ku ahaa xarunta golaha shacabka ee doodu kasocotay waxayna shegin lawa malin gudahood dib loogu soo celin doona barlamanka miisaniyada oo tafatiran

Ugu danbeenti xildhibaanadan ayaa tilmaamay in hogaanka hirshabelle ee hogaaminaya madaxweyna mamulka mudane maxamed cabdi waare uu kuguuleytay hirgilinta adeegyada nidaamiga ee dowliga
Waxayna sheegin in hormar balarana ay kutilaabsadeen mamulka oo garab kahelaya shacabka hirshabelle coood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.