Home Afsomali VIDEO Xildhibaano iyo saraakiil uu saameeyey Qaraxii Ismiidaaminta ahaa

VIDEO Xildhibaano iyo saraakiil uu saameeyey Qaraxii Ismiidaaminta ahaa

Kulankii Golaha Shacabka Oo  Lagu Madal Sanaa In Looga Hadlo Sharciga Libka Qaranka Lana Meel Mariyo Ayaa Waxa Uu U baaqday Arimo Ku Aadan  Qarax Ka Dhacay Muqdisho Oo Wax Yeelo Ay Kasoo Gaadhay Xidhibaano Katirsan Baarlamaanka Saraakiil Iyo Qaar Kamida Shacabka Ku Dhaqan Gobolka Banaadir

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlaamka Cabdu Wali Sh Ibraahim Muudeey  Ayaa Ku Dhawaaqay  In Kulanka Uu Baaqday  Xidhibaanduna Ay Fasaxan Yihiiin Iyadoona Laysku Soo Laaban Doono Ciida Kadib Sida Uu Yidhi

Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka Iyo Fasaxa Gaaban Ay Galeen Xidhibaanadu Kadib  Ayaa Bulsho Tv Waxa Ay Wareesiyo Gaar Gaar Ah La Yeelatay Mudanayaal Katirsan Baarlamaanka Soomaaliya Kuwaa Oo Kahadlay Qaraxii Ka Dhacay Gobolka Tacsina Udiray Dhamaan Dadkii Ku Dhintay Iyo Kuwii Ku Dhaawacmay

Xidhibaan Abdi Fataax Qaasim Maxamuud Xidhibaanad Xaawo Yuusuf Axmad Gudoomiyaha Gudiga Xuuqul Insaanka Iyo Xoghayaha Gudigaasi Xidhibaanad Abuukaate Maryan Axmad Haaruun Ayaa Si Wada Jir Ah Uga Dhii Dhiidhiyay Qaxii Maatida Iyo Dadkii Wax Galka U ahaa Bulshada Lagu Laayay Iyagoo Xidhibaadii Waxyeeladu Kasoo Gaadhayna Ilaahay Uga Baryay In Uu Caafiyo

SI Kasaba Ha ahaatee Hadalada Xidhibaanada Golaha Shacabka Ayaa Waxa Uu Kusoo Aadayyaa XIlii IYADOO Lagu Guda Jiro Bisha Barakeesan Ee Ramadaan Uu Magaalada Muqdisho Uu Ka Dhacay Qarax Geestay Qasaaro Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.