Home Afsomali VIDEO Xubnaha Aqalka Sare Oo Muqdisho Kulan Ay Su’aalo Lagu Weydiin Lahaa...

VIDEO Xubnaha Aqalka Sare Oo Muqdisho Kulan Ay Su’aalo Lagu Weydiin Lahaa Wasiir Dartuurka Oo Dib U Dhacay

kulan ay Muqdisho ku yeesheen Xubnaha gudiga Joogtada ah ee Aqalka sare ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka dastuurka iyo Arimaha  fadaraaliisimka ee Xukuumada somaliya

kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa dardar galinta howlaha horyaal wasaarada dasturka iyo qorsho maamelkka  aqalka sare  waxaana intii ay ku gudajireen kulankooda ay ansixiyeen Qodobo dhowr ah ,

xubanaha aqalka sare ayaa ku  balansanaayeen  in gudiga joogtada ee Xildhibaanada Aqalka Sare su’aalo weeydiiyan Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan xoosh Jibriil hase yeeshee  uu baaqday kulankaas.

sababta kulanku ku baaqday iyo ujeedka ajandaha waxaa saxaafada u faahfaahiyery gudoomiye ku xigeenka gudiga arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee xubnaha golaha aqalka sare Maxamed Cusman dhagajuun

maalin ka hor ayaa xubnaha aqlaka sare loo qeybiyey qoraalo ay ku cadyihiin sidii looga gudbi lahaa dastuurka dalka oo haatan ah mid qabyo ah dalkuna uu u yeelan lahaa dastuur dhameystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.