Home Afsomali W/q musharax axmed guleyd Nuxurka heshiiski maanta wuxuu ahaa: “Ethiopia waxaan u...

W/q musharax axmed guleyd Nuxurka heshiiski maanta wuxuu ahaa: “Ethiopia waxaan u dhoofineynaa kaluun, iyana waxay noogu soo bedelaysaa Qaad,” yaa faa’iiday?

Waxaan sugeynaa geela ariga iyo looda somali ha ku bedelato sugaar iyo qamro yaase ka yeelaa

Nuxurka heshiiski maanta wuxuu ahaa:
“Ethiopia waxaan u dhoofineynaa kaluun, iyana waxay noogu soo bedelaysaa Qaad,” yaa faa’iiday?
Kaluunka wuxuu u wanaagsan yahay caafimaadka gaar ahaan maskaxda.
Qaadku wuxuu u daran yahay caafimaadka wuxuuna dhawacaa caqliga aadanaha, waa ganacsi aan looga fiirsan si qoto dheer.

In dhalinta Ethiopia aan maskaxdooda ku dabiibno waxtarka kaluunka sida vitamin D and B2 (riboflavin) omega-3 fatty acids, calcium, iron, zinc, iodine, magnesium, phosphorus.
Bedelkeeda Ethiopia waxay maskaxda shacabkeena ku sumaynaysaa madooyinka halista ah ee qaadka sida cathinone, alkaloid, stimulant iwm.

Masuuliyiintu waa in ay xil iska saaraan caafimaadka shacabka halki ay dano kale ka dhax raadin lahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.