Home Afsomali iyaba Waa dhacdo Murugo leh

iyaba Waa dhacdo Murugo leh

Sawirkaan wuxuu ka turjumayaa oo soo koobayaa dukuminti laga samayn lahaa film ama buug dhan laga qori lahaa runtii waa xaqiiq.
Waa arin murugo leh waxaana keenaysa saboolnimada iyo faqriga dhibka ay leeyihiin.
Wiilkaas murugada ka muuqata wax la soo koobi karo maahan dameerkii ay raran jireen ay ku guuri jireen biyaha ay ku dhaasan jireen qoryaha ay ku guran jireen ay ku safri jireen baa ka baqtiyay.
Wiilkaas waa kabo la’aan duruuf adag baa ka muuqata qorax buu joogaa inta uu dameerka baqtinayay oo uu rafanayay waa kor joogay asagoo baqti ah a wili waa korjoogaa.
Ilaahay ayaa umada midna faqri ka dhigay midna hodan ka dhigay hadaad nimceesantahay ilaahay ku shugri kan liitana caawi.
Aan u duceyno walaal hadaadan wax kale u awoodin.
Share gareeya oo wiilkaas qofkii garanaya nala wadaag waxaa laga yaabaa dad muxsiniin ah in ay caawiyaan kolee dameer loogado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.