Waa guri wada mashquul ah xitaa digaaga caruurta hooyooyinka gabadha cidina howl.laa. meel uma fadhido
Wuxuu maqlay hooyadiis oo cusbo weydiisata deriskooda wuxuu ku yidhi, hooyo, maxaad u weydiisanaysaa cusbo teenaaba innagaa ku filan?
Waxay ku tidhi: “Wiilkaygow, markasta wax bay na waydiiyaan iyagoo faqiir ah, waxaan doonayay inaan iyagana ka waydiiyo wax fudud oo ka qaalisan si ay u dareemaan inaan anaguba u baahanahay oo aan ‘meesha uga saarno xishoodka ka jira si wax bay na weydiistaan markay wax u baahdaan iyagoo aan ka xishoonayn. ”