Home Afsomali Waa markii ugu horeysay oo ciidamada dowladu toogasho ku dilaan askari darawal...

Waa markii ugu horeysay oo ciidamada dowladu toogasho ku dilaan askari darawal mooto bajaaj dilay

Darawal Mooto Bajaaj oo lagu diley Muqdisho iyo qofkii diley oo la diley.

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa Xaafada Macmacaanka ee degmada dharkenley ku diley Darawal Mooto Bajaaj.

Dilka kahor ayaa askariga iyo Darawalka mooto bajaajta ay wada murmeen,waxan goobta tegay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda kuwaas oo toogtey askarigii dilka geystay.

Asxaabta aragtidiina ka dhiibta Warkaan wax badan ayaan maqalnay waa baxsaday I yo lama qabane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.