Home Afsomali waa Muuqaaal kale iyo Maagaalooyin Maraakiib Ku dul sameysan oo Biyaha Sabayneysa

waa Muuqaaal kale iyo Maagaalooyin Maraakiib Ku dul sameysan oo Biyaha Sabayneysa

Ku soo dhawaada Barnaamij gaara oo aan kaga hadleyno qaar  ka mid ah Cajaaibta dunida

Waxaana inta u  socdo ku soo qaadan doonaa magaalooyin waa weyn oo maraakiib dushoooda ka sameysan

Intaana barnaamijkaan u gudo galin fadlan muuqaaka fallow dheh like na saar shere na dheh si muuqaalku meelo badan u gaaro

Waana kuwo bada dul sabaynaysa (City at Sea) Freedom shib International

Fikradda ah in la abuuro magaalo sabaynaysa oo ka baxsan sharciga baddaha dawladaha jira Caalamka waa fikrad qadiimi ah oo keentay mashruucyo badan, kuwaas oo intooda badan aan weligood la dhamaystirin ama aan xitaa dhulka ka soo bixin. Markabka Xoriyadda waa mid ka mid ah cajaaibta dunida , oo la soo bandhigay beddelka magaalooyinka dhulka.

midkaan  dambe, waxa uu ka koobnaan doonaa guryo, waddooyin iyo dhismayaal wsaana magaalo qaadi doona dhammaan noocyada dukaamada iyo adeegyada guud iyo kuwa gaarka sida kuwa laga helo magaalo kale oo maraakiib ka sameysan .

waad ku mahadsan daawashadiina sharafta ee noo shere gareya si fariintaan ay meelo badan u gaarto naguma soo biir si aad u heshid waxbixinada ugu danbeeyo ee aan soo bandhigno  Noqo qofka ugu horeeya ee hela

Dad badanio waxay isweydiinayaan sheekadani ma dhabaa mise waa riyo?

Sida aynu wada ogsoonahay, waxa maalinba maalinta ka danbeysa, adduunyada ku soo kordhaysa sheeko cusub oo aan horre loo arkin

Ma aha markab dalxiis sida Xoriyadda Badaha iyo kuwa kale, sida laga soo xigtay website-ka mashruuca, laakiin halkii soo jeedin gaar ah in ay ku noolaadaan, ka shaqeeyaan, tagaan fasax ama qorshe hawlgabka aad magaalo si joogto ah u wareegaysa adduunka oo dhan .

WAA MAXAY MAGAASHIPKA XORRIYADDA?

Sheekadani haatan adduunyada ku cusubi waa in la sameeyo  magaalo markab ka samaysan oo badaha dunnida ku dul wareegaysa.

Tirada cadadka magaaladdan marka ku dull nooli waxa ay gaadhayaan 50 ooo oo qof.

 

Magaaladan markabka ah,  waxa qofka ku nooli ka helayaa aasaaskii nolosha ee  uu magaalo ka helayey.

Guryo lagu noolaado, Biyo nadiifa, laydh, tukaano cunto, timo jaraayal goobo caafimaad, iskuulo,, xafiisyo internet iyo garoonkii diyaaradduhu ka ka-ca-yeen, garoomadii ciyaaraha, suuq weyn iwm.

Kharashka ku baxaya markabkan magaaladda dul sabaynaysa badda ayaa waxaa ku baxaysa maal gaarya balaayiin doolar

Magaaladan badda dul socota (markab) ayaa lagu wadaa in ay ku soo xirato dalka Qaddar (Qatar) oo lagu qaban doono koobka adduunka.

Markabkan waxa uu ka weyn yahay dalalka qaar.

Ugu danbeyntii Qatar waxay la ciirciiri doontaa dad badan oo booqan doona marka lagu qabanayo koobka adduunka

Side aad u aragto warbixintaan fikirkaagu waa muhiim aragtidaada hoos noogu reeb qeybta commentiga  hadaad nagu cusub tahay follow iyo like soo saar noona shere garey si muuqaalkaan uu Saaxiibo badan  u gaaro mahadsanidiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.