Saaxiibayaal ku soo dhawaada barnaamij gaara oo aan kaga hadleyno Xaalada Dhan dhaqaale ee Dagmada baardheere ee gobolka gado .
Warbixintaan oo ka hadleysa dhanka tabcashada wax soo saarka Beeraha
waad ku mahadsan daawashadiina sharafta leh ee noo shere gareya si fariintaan ay Saaxiibo badan u gaarto naguma soo biir si aad u heshid waxbixinada aan soo bandhigno.
Aan ku bilownee Magaalooyinka ugu da,da weyn dalkeena Somaliya waxaa ka mind ah dagmada baardheere oo ka tirsan gobolka gedo
Waana magaalo ka fog xeebaha dalkeena iyaqada oo magaalo Xeebeeda baraawe u jirto masaafo dhan 259 KM
Joqoraafi ahaan waxay ku taalaa Dagmada baardheere 2 ilaa 3 digree waqooyiga dhul baraha oo mara Xeebta Sanguuni waxayna leedahay cimilo aad u kulu una sahleysa in sanadk oo dhan beeraleydu ay dhulka ka faaiiideysan karaan marka la isticmaalayo waraabka beeraha balse saniib daro biyaha oo dhulka ka hooseeyo waxaa adag waraha biyaha waraabka beeraha marka aan la isticmaaleynin matoorka waraabka beeraha ee biyaha soo saara .
Fadlan rukumo oo iska diiwaangeli begkeena si aad warbixino dheeraad ah u hesho!
Dagmada baardheere waxey aad ugu hormarsan tahay tacabka dalada beeraha noocyadiisa kala duwan waana lafdhabarka dhaqaalaha waxayna si gaara ugu caanbaxday sanahidii danbe Soo saarka basasha tubaakada iyo weliba qudaarta noocyadeeda kala duwan waxaana loo iibgeeyaa gobolada dalka iyo wadamada dibada sida dalalka deriska ah ee Africada bari qaarkood
Sanadihii danbe beeraleyda dagmada baardheere waxaa soo wajahda caqabado badan Sida uu unoo sharaxayo Maxamed Saciid Abshir oo ah isu duwaha wasaarada beeraha ee maamulka Jubbaland
Dagmada baardheere ee gobolka gado waa barwaaqo waana dhul ku wanaagsan beerashada iyo dhaqashada Xoolaha sida geela looda ariga dameeraha iyo fardaha balse dadka deegaanka ayaa u baahana taageero dowladeed si ay ulaba jiibaaraan wax soo saarkooda.
Maxamed Weli Cabdulaahi Yuusuf waa gudoomiyaha dagmada baardheere .
Oo aslakeedii hore la oron jirey baardheere waa belad waa belad ajuuraan .
magacu baardheere waxaa uu ahaa geed weyn oo baar ah kuna yaalay masjidka ujeedka loo aasaasay magaalada baardheere ayaa aheyd in ay noqoto gole diinta islaamka looga dhaqmo laguna fidiyo waxaana looga iman jiray barashada diinta islaamka dalal badan oo ku yaal qaarada Africa waxaana baardheere hoy iyo saldhig u aheyd jameeceeyin fidiya diinta islaamka
Taxanaha aan kaga hadaynay dagmada beedheer dhaqaalaha iyo weliba wax soo saarka beeaha iyo Xoolaha qeybtii 1aad intaa hanoo joogo
Side aad u aragto warbixintaan fikirkaagu waa muhiim aragtidaada hoos noogu reeb qeybta commentiga hadaad nagu cusub tahay follow iyo like soo saar noona shere garey si muuqaalkaan uu Saaxiibo badan u gaaro mahadsanidiin