Home Afsomali Wajeer shalay shekada ka dhacday mala socotaan? Sheikhan aad u jedaa Ayaa...

Wajeer shalay shekada ka dhacday mala socotaan? Sheikhan aad u jedaa Ayaa lagu casuumay xaflada Meher ah si uu iskugu mehriyo Qoys cusub .

Wajeer shalay shekada ka dhacday mala socotaan?
Sheikhan aad u jedaa Ayaa lagu casuumay xaflada Meher ah si uu iskugu mehriyo Qoys cusub .
Markii uu bilaabay Meherinta ayuu weydiiyay Gabadha Aabahed cadadka mise dooqa Meehrka Gabadha wax ay ku heshiyeen wiilka .
Aabihi dhalay Gabadha wuxuu yiri 1M oo lacgata kenya shilin oo u dhinganta 100 Grm oo dahab ah .
Sheikh wuxuu yiri may ma awoodo Inaan sameyo meherkan ee wax kala sheegta Aabihi wuu diiday.
Sheikh goan wuxuu qaatay in uu iskaaga soo tago xaflada Meehrka oo dhan .
Waa la weydiiyay Sheikh maxa u diiday ayaa la dhahaya wuxuu yiri waxaas waa fasahaad ummada ku sii badanaayo dadkana mawada awoodaan anigana ma doonaayo in aan qeyb ka noqdo Fasahaadka dadkeyga.
Sidee u aragtaa ma saxan yahay mise Goan wngsn ayuu qaatay Sheikh ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.