Home Afsomali War Cusub iyo jagooyin loo Magacaabay Cabdiqeybdiid ,faroole ,Cumar cabdirashiid ,Muuse Suudi...

War Cusub iyo jagooyin loo Magacaabay Cabdiqeybdiid ,faroole ,Cumar cabdirashiid ,Muuse Suudi ,Baasto iyo ruugcadaa kale

Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankiida 27aad ee kalfadhiga 1aad ayaa doortay Guddiyada Joogtada ee golaha.

Kulankan oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu doortay 9 Guddi oo ay xubno ka yihiin xubnaha Senatara-da.

 

Hadaba halkan hoose ka akhriso magacyada Guddiyada iyo xubnaha ku jira.

 

Guddiga La socodka Dib-u eegista, Dhaqangalinta Dastuurka iyo arimaha Federaalka.

 

Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole.

Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid.

Sen. Iftiin Xasan IimaanBaasto.

Sen.Cabdikariim Maxamed Xasan.

Sen.Xuseen Sheekh Maxamuud.

Guddiga Xeer Hoosaadka, Anshaxa , Xasaanadda iyo Daryeelka Sanatarad

 

Sen. Muuse Suudi Yalaxow.

Sen. Mustaf Maxamed Qodax.

Sen. Naciimo Ibraahim Yuusuf.

Sen.Mahdi Daahir Sh. Nuur.

Sen.Muna Xasan Cumar.

Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo Caruurta

 

Sen. Zamzam Ibraahim Cali .

Sen.Xasan Faraax Xujaale.

Sen. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.

Sen. Abuukar Axmed Xaashi.

Sen.      Siciido Xasan Cusmaan.

Guddiga Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta Iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada

 

Sen. Jawaahir Axmed Cilmi.

Sen. Maxamed Xuseen Raage.

Sen. Maxamed Amiin Sheekh Cismaan.

Sen. Cabdiwaaxid Cilmi Joongeex.

Sen. Cabdullaahi Cabdi Garuun.

Sen. Nuura Faarax Jaamac.

Guddiga Difaaca Iyo Amniga

 

Sen.Cabdirisaaq Axmed Cali.

Sen. Cismaan Axmed Macow.

Sen. Axmed Xaashi Maxamuud.

Sen. Xuseen Cali Xaaji Cabdalla.

Sen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.

Guddiga Arimaha Dibedda Qorsheynta, Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah

 

Sen. Cabdrisaaq Cismaan Xasan Juriile.

Sen. Ilyaas Cali Xasan.

Sen. Ayuub Ibraahim Yusuf.

Sen.Cabdisalaam Xaaji Maxamed.

Sen. Maxamed Cusmaan Faarax.

Sen. Faadumo Xasan Aadan Geriyo.

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arimaha Bani ‘aadanimada Warfaafinta iyo Dhaqanka.

 

Sen. Deeq Xasan Xuseen.

Sen. Shukri Aadan Maxamed.

Sen. Cusmaan Maxamuud Maxamed.

Sen. Bilaal Idiris Cabdullaahi.

Sen. Bootaan Bare Samatar.

Sen. Timiro Maxamed Cali.

Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka

 

Sen. Maxamed Axmed Maxamuud.

Sen. Zamzam Daahir Maxamuud.

Sen. Yuusuf Geele Ugaas.

Sen. Siciid Cabdi Xuseen.

Sen. Aadan Cabdi Aadan.

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.

 

Sen. Axmed Macalin Nuur Nadiir.

Sen. Muxiyidiin Sh. Cali Jaamac.

Sen. Hodan Maxamuud Cusmaan.

Sen Cabdi Axmed Dhuxulow.

Sen. Farxaan Cali Xuseen .

Sen . Axmed Cabdixafiid Maxamed Bulsho




Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.