Home Afsomali VIDEO War Dag Dag Ah Banaanbax balaaran oo haatan Muqdisho ka socdo

VIDEO War Dag Dag Ah Banaanbax balaaran oo haatan Muqdisho ka socdo

Waa Wiilkii Darawalka ahaa ee Mooto Bajaajta ee Saakay Ciidanka Booliska ee Dowladda Soomaaliya ay ku dileen Isgooyska Howl-wadaag.

Banaanbax xoogan ayaa hada ka socda Isgooska Howl wadaag kaa ay dhigayaan shacab ka carooday Moota Bajaaj lagu dilay 2 qof kaa oo uu sameeywy Askari ka Tirsan ciidanka boliiska

Banaan Bax Balaaran Oo Haatan Kasoconya Dagmada Howl Wadaag Ee Gobolka Banaadir

Dibad Baxa Ayaa yimid Kadib Markii Saakay Askari Katirsan Ciidamada Dowlada Uu Dil U Geestay Mid Kamid Ah Wadayaasha Gaadiidka Loo Yaqaano Bajaajka Iyo Ruux Kale Oo Bajaajka Saarnaa

Dadka Banaan Baxa Dhigayya Ayaa Ah Kuwa Careesan Oo Gubaya Taayarada Iyagoo Xeray Dhamaan Wadooyinka Soo Gala Iyo Kuwa Ka Baxa Dagmada Howl Wadaag

Dhawaan Ayee Ahayd Markii Dhacdadan Oo Kale Ay Ka Dhacday Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.