Ciidamo ka tiran Maamulka Puntland oo goordhweyd weerar dhimasho iyo dhaawac leh ku qaaday idaacad ku taal magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug
Ciidamada ayaa weerarka ku dilay agaasimihii idaacadaas iyo wariyayaal aan tiadooda weli la shaacin wixii ka so kordha kala soco somalisan
https://youtu.be/paZuFMTwuLc
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0