Home Afsomali War deg deg ah Ciidamo ka tirsan saldhiga bolice ka howlwadaag...

War deg deg ah Ciidamo ka tirsan saldhiga bolice ka howlwadaag oo bakaaro lagu dilay

War deg deg ah Ciidamo ka tirsannsaldhiga howlwadaag oo bakaaro lagu dilay
Dilka askartaan ayaa dhacay kà gadaal Weerar gaadmo ah oo ay fuliyeen kooxda lo9 maleynayo in ay alshaab ahaayeen .

Kaasi oo lagu dilay ciidamo ka tirsan kuwa bolice ka dowlada fadaraalka ee ka howlgala  saldhiga bolice ka ee dagmada howlwadaag ee gobolka banaadir .

Sida aan wararka ku heay askartaan la diay  kala ah

Axmed jaamac iyo gaashaanta oo ilaalo ka ahaa isgowska howlwadaag xili  ku sugnaa goob aan sidaa uga fogeyn jeeg boontigii ay ilaalada ka ahaayee.

Waxaana dhaawac soo gaaray askari kale oo magaciisa lagu soo koobay Cabduqaadir Dhacdhacow.

Ciidamo gurmad ah oo a hogaaminayeen Taliyaha saldhiga bolice dagmada howlwadaag  iyo ku xigeenkiisa ayaa goobta gaaray waxaana la sheegay in dableydi dilka ciidanka ka danbeysay lagu raad joogo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.