Home Afsomali War deg deg ah ciidanka ilaalada albaabka madaxtooyada oo iska caabiyey dabley...

War deg deg ah ciidanka ilaalada albaabka madaxtooyada oo iska caabiyey dabley hubeysan oo hada weerartay iyo risaas dhacayso iyo qarax ismiidaamin ah oo dhacay

 

Ilaa 5 qof oo xiran dareyska ciidanka

boliska ayaa weeraray ciidan ku sugan albaabka madaxtooyada kuwaas oo iska caabin kala kulmay ciidamada koofid casta

Dagaalka ayaa gaaray dhismaha taalada dhagaxtuur iyada oo la arkayey dhaawacyo soo kala gaaray in kasta oo aan si dhab ah loo ogeyn 

Risaasta ayaa laga ridayaa inta u dhaxayso taalooyinka xaawa taako ilaa dhagaxtuur

Dhanka kale qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay hotel doorbin oo dhawaan uun la dhisay kuna yaal KM 0 ama xeradii fiyaat qaraxa labaad ayaa ka dhacay hotel siyaad hortiisa waxaana loo maleynayaa in uu qarxay gaarigii ay markii hore wateen dableydii albaabka madaxtooyada weerartay

Dagaalkuna weli waa socdaa

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here