Home Afsomali War deg deg ah Jaako walxaha qarxa lqgu soo buuxiyey oo Erboorka...

War deg deg ah Jaako walxaha qarxa lqgu soo buuxiyey oo Erboorka Magaalada Dhuusamareeb lagu qabtay yaa lagu qarxin rabay

Sida aan warka ku heleyno waxaa laamaha Amniga Gacanta ku dhigeen Jaako Loogu tala galay in uu xirto shaqsi isku qarxin rabay Eraboorka Magaalada Dhuusamareeb lagu qabtay

Warar kala duwan ayaa ka soo baxay cida sida qaaska loo adeegsan rabqy Qaraxaas

War soo baxayo ayaa sheegayey in lagu qarxin rabay diyaarad qaas ah oo magaalada Dhuusamareeb ka qaadi laheyd madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Geele Xaaf taa oo u socotay magaalada Nayroobi

Wali macada cida sida qaaska ah loogu waday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.