Madaxweynaha Hirshabell, Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabadda ciidul-fidriga aawgeed cafis u fidiyay maxaabiis kala duwan oo ku jiray xabsiyada maamulkaasi.
Maxaabiista la cafiyey oo ku eedeysnaa dambiyo fudud ayaa gaaraya illaa 10 ruux, iyadoo la faray wasaaradda cadaaladda HirShabelle inay fuliso amarkaasi.
Halkaan hoose ka aqriso:-
https://youtu.be/d_FLCb5v5mA
https://youtu.be/-xZ6uL-TdPM