Home Afsomali War   deg   deg.  Ah oo  hada. Nasoo gaaray       

War   deg   deg.  Ah oo  hada. Nasoo gaaray       

Waxaa. Mar. Labaad. Dib u dhac ku yimid. Magacaabidii. Gobolka Banadir     Ayada. Oo Manta la su ga yey. in lagu dhawaaqo. Gudomiyeha Gobalka Banadir ah. na duqa magaalada muqdisho. Ayaa. Waxaa soo korortay. in Ra’isul wasare Xasan Ali kheyre  ow madaxweyna ka codsaday.  in dibloodhigo magacabida. Kadib markii ay khadka telefan kuwada hadleen waqti badan kuna balamen in Labadooda ay iska arkaan.    Magacabida ka hor Ayada Oo aan sababta la sheegin.  Laakiin warar aan la hubin  Ee Ku dhaw xafiiska raisalwasare Xasan Ali kheyre. Ayaa waxay leeyahiin.  R/w.ayaa Aad ugu adkeysanayo .

in loo daayo. Eng Yariisow ayada  Oo aan ognahay in xafiiska madaxweynaha. Ay ka soo. Dhamaatay in ing Yariisow. Sii joogo. Ayaa hadana  weli R/w. Kheyre rajo ka qabaa  Yariisow.   Arinkaan. isbadalka Gobalka Banadir. Ayaa mudo soo jiitamay. Sababa badan oo jiro.  Awgood Madaxweyne farmaajo. Ayaa ka fikiraayo.

in ow si deg deg ah. u xaliyo.    Mucaradad badan.& Guuxa  ka jira shacabka Gobolka Banadir  Oo aad udhaliilsan gacan bidxeynta is xigxigtay Ee ka jirta  umagacabida dad aan micno laheyn ama aan khibrad ula heyn Gobalka Banadir una badan wilal yar yar oo khurbo ku qangaaray  ama ku soo koray & is qabqabsiga& kala danbeynla,aanta mamulka Gobalka dhexdiisa ka jira &xal u helida siyaasada guud Ee gobolka intowsan furmin kal fadhiga Barlamanka. &ku dhawaaqida. Xisbiyo siyaasadeed.  Oo saameyn yelankara Ayadoo ayaanta madaxweynaha talo lagu siinayey.

Sidow arimahaas ugu hortagi lahaa una kala furfuri lahaa.  &cida arimahaas ku haboon. Ee ow u dhiibi lahaa Gobolka si loo helo daganaan siyasadeed &taagero shacab. Waana qaatay taladaas Oo Waxaa laleyahay waxow doortay ama go,aansaday in la magacaabo  mudane Ali sheikh Mahamud Oo maanta la sugaay.

 

in lagu dhawaaqo laakiin Weli sida la qayaasayo Waxaan.  Ku qanacsaneen R/w kheyre  &asaxaabtiisa in labadalo Yariisow walow aan xogtaas la hubin waxaase lawada sugaa madaxweyne farmaajo R/w Kheyre. Waxii kasoo baxo Kulan kooda. &maalmaha soo socdo waxey ku danbeyso waana adagtahay in lasii saadaliyo.   Xogta waa muhiim Waxaa ku xeran mustaqbalka. Shacabka gobolka &siyasada dowlada  laakiin waa sida ay madaxda Qaranka udhigto  Rabi ha waafajiyo Tallo wax ku ool ah Waxii soo. Kordho. Wararkeena. Danbe ayaan. idinku. Soo gudbineynaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.