Home Afsomali War deg deg ah Umadaha midoobay oo amar cad dul dhigay xildhibaanadii...

War deg deg ah Umadaha midoobay oo amar cad dul dhigay xildhibaanadii mooshinka waday raiisal wasaaraha sii socdo iyo gudoonka baarlamaanka

Gudoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa qoraal u diray UN -ka, AU, AMISOM, Deeq bixiyayaasha iyo dhamaan Safiiradda Beesha Caalamka, qoraalkaa oo ahaa in Cod bixinta Mooshinka Gudoomiyaha Golaha Shacabka ka dhacdo Teendhaddii lagu doortay Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo, amaanka doorashadana gacanta ku qabtaan ciidamada AMISOM. Codsigaas ayaa beesha caalamka qaateen si loo ilaaliyo dimuqoraadiyadda oo ay u dhacdo cod bixin xor iyo xalaal ah, qarsoodi ah, ururadda bulshada rayidka iyo kormeerayaasha caalamka goobjoog ka yihiin.

Waxaa haatan la diyaarinayaa Teenadhadii lagu doortay Madaxweyne Farmaajo oo lagu xaqiijiyey doorasho xalaal ah in ay dhacdo xiligii doorashada Madaxweynaha somalia in haatanna ka dhacdo doorashadda Mooshinka Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia.

Wabilaahi Towfiiq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.