Home Afsomali War deg deg ah xildhibaan hirshabelle iyo Wasiiru Dowlaha Amniga Konfur Galbeed...

War deg deg ah xildhibaan hirshabelle iyo Wasiiru Dowlaha Amniga Konfur Galbeed Oo Kamid Ahaa Wafdiga Madaxweyne Shariif ayaa qarax miino ku geeriyooday

Wasiiru Dowlaha Amniga Konfur Galbeed Oo Kamid Ahaa Wafdiga Madaxweyne Shariif Oo Maanta Gaarey Garoonka Biladoogle Ee Gobolka Shabelaha Hoose C.qaadir C.raxmaan Oo Loo Yaqaano (Baraf) Ayaa Goor Dhow Ku Geeriyooday Qarax Miino Kula Qaraxday Gaari Uu Saarnaa Inta U Dhaxeysa Afgooye Iyo Daafeed Alaha U Naxariistee Marxuumka Waxaa la Geeriyooday 3- Askeri Iyo Darowalkiisa Sidoo Kale Waxaa Lageeriyooday Wasiirka Xildhibaaan Ka Tirsan Maamulka Hir-Shabelle  oo lagu magacaabi jirray kabaweyne kana soo jeeday hirshabelle .

Wasiirku Waa Midka Jaakada Midow Xiran.
Sawirku Waxaa Laga qaadey Wasiirku 10-Daqiiqo Geerididiisa Ka Hor

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.