Home Afsomali War deg deg ah Raiisal wasaarihii oo hore Nuur cade oo hada...

War deg deg ah Raiisal wasaarihii oo hore Nuur cade oo hada xanuunjii haayey London ugu geeriyooday inaa lilaahi wa inaaa ileyhi raajicuun

Ra’isulwasaarihi hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade

Wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Xaaji Maxamed Nuur Cadde ayaa xaqiijiyey Geerida raiisal wasaarihii huore ee Somaliya Marxuum Nuur Cade

wuxuuna xusay qoyskiisu in ay warsaxaafadeed ka soo saari doonaan wuxuuna shacabka soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geerida ku timid marxuumka

Allah ha u naxariistee Nuur Cade ayaa maalmahaan la xanuunsanayay Cudurka Covid-19.

Maxamed Nuur Cade oo ka mid ah Caruurtiisa oo la hadlay radio muqdisho ayaa sheegay in saakay uu geeriyooday.

Warsaxaafadeed kasoo baxay allah h naxariistee qoyska Ra’isulwasaarihi hore ee Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.