Home Afsomali War Degdeg ah xildhibaan hadda baydhabo lagu toogtay

War Degdeg ah xildhibaan hadda baydhabo lagu toogtay

Alaha yaaraxma xildhibaan Cabdi shakuur waxaa uu maanta dadaal ugu jiray sidii uu u xasilinlahaa Magaalada Baydhaba Laakiin aad ayaan uga xunahay in Booliiskii nabada lagu sheegaayey ay ku hordilaan saldhiga booliiska
Weli ma aysan dhicin in askari bolisa uu si bareer ah u toogto xildhibaan nabad iyo nolol ka hor.
Dhinaca kale wixii xalay dhacay waxey ahaayen wax laga xishoodo waxaanan dalbaneynaa in raali gelin laga bixiyo.aflagaadadii dhacday

Hees af maay ah in lagu tilmaamo hees eretrea waa af lagaado tii ugu xumeyd.

Waxaan garan waayey meesha ay kala qaaden colaadan gaamurtay baydhabo kooxda nabad iyo nolol isku tilmaantay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.