Home Afsomali War Saxaafadeed Dowladu waxa ay caddeynaysaa In Soomaaliya aysan qeyb ka...

War Saxaafadeed Dowladu waxa ay caddeynaysaa In Soomaaliya aysan qeyb ka ahayn, cidna aysan u wakiilan in heshiiskaas lala saxiixdo Shirkadda DP World Ethiopiana Qeyb ay ku yeelato

DP WORLD, Dubai, United Arab Emirates, May 10, 2007 (Photo by Nemanja Seslija/ITP Images)

Dekedda Berbera Soomaali

Dakadda Berbera English

2nd March 2018
Media Release
It has come to the Ministry of Ports and Marine Transport’s attention an alleged investment agreement
between DP World, the state of Somaliland and the Federal Republic of Ethiopia regarding the port of
Berbera, in which DP world would hold 51% stake where Ethiopia would acquire 19%.
The Ministry, as a representative of the Federal Government of Somalia on issues regarding ports and
marine transport clarifies that;
1. The Federal Government of Somalia is not party to this so-called investment agreement

da Maarso 2018 War Saxaafadeed
Waxaa warbaahinta lagu baahiyay in uu jiro heshiis ku saabsan maalgashiga Dekedda Berbera
kaasoo u dhaxeeya Shirkadda DP World oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta iyo
Dowladda Federaalka Itoobiya.
Sida u qeexayo heshiiska warbaahinta lala wadaagay, shirkadda DP World ayaa yeelanaysa
saami dhan 51%, Somaliland 30%, halka Dowladda Itoobiya ay yeelanayso 19%.
Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda, oo wakiil uga ah arrimaha dekadaha dalka oo
dhan Xukuumnadda Federaalka Soomaaliya, waxa ay caddeynaysaa;
1. In Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan qeyb ka ahayn, cidna aysan u wakiilan in
heshiiskaas lala saxiixdo Shirkadda DP World.
2. In heshiiskaas uu lid ku yahay midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed
3. In habraaca loo maray heshiiskaas uu yahay mid aan waafaqsanayn Dastuurka Ku meel
Gaarka ah iyo shuruucda kale ee uu yaalla Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Sidaas darteed, annaga oo cuskanayna qodobada kor ku xusan, waxay Wasaaradda Dekedaha
iyo Gaadiidka Badda caddeynaysaa in uu heshiiskaasi yahay mid waxba kama jiraan ah,
waxayna ka digeysaa heshiisyada noocan oo kale ah ee baal marsan shuruucda dalka iyo kuwa
caalamiga ah.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa cid walba oo dooneysa in ay
maalgashi ku sameysato khayraadka iyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka, hase yeeshee waxay
caddaynaysaa in haya’daha dustuuriga ee dalka oo kaliya, sida Xukuumada Federaalka iyo
Baarlamaanka Federaalka ay yihiin kuwa keliya ee ku shaqada leh go’aan ka gaarista iyo
ansixinta heshiiskan iyo kuwa noociisa ah.
Dhammaad

SOMALI FEDERAL REPUBLIC  Ministry of Ports and Marine Transport
Office of the Minister  Office of the Minister
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA  SOOMAALIYA
WasaaraddaDekedaha & Gaadiidka Badda
Xafiiska Wasiirka
2. This so-called agreement is both defective and detrimental to the sovereignty of the Federal Republic
of Somalia and the unity of the country
3. The terms of this deal contravene procedure and are in blatant breach of the Provisional Constitution
Somalia.
The Ministry therefore, considering the above factors declares this deal as non-existent, null and void.
The Federal Government of Somalia welcomes investment and development of trade and infrastructure,
but always with strict adherence to the rule of law and procedures set by the government’s institutions,
and with oversight from the federal parliament.
End

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.