Home Afsomali War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa looga horyimid go’aankii caawa kasoo baxay Isimada gobalka Bari, kaas oo ay ku sheegeen in Agaasimihii xilka laga qaaday Hay’adda Ciidanka PSF Puntland Maxamuud Cismaan Diyaano uu qaato hubka, gaadiidka iyo guryaha Ciidanka PSF.

Madaxtooyada Puntland ayaa ku amartay Maxamuud Cismaan Diyaano inuu wareejiyo dhamaan hubka, gaadiidka, guryaha iyo agabka kale ee Hay’adda PSF, sida ugu dhaqsiyaha badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.