Home Afsomali Wararkii ugu dambeeyay Dagaalada ka socda Gobolka Hiiraan. Ciidamada Dowladda

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalada ka socda Gobolka Hiiraan. Ciidamada Dowladda

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalada ka socda Gobolka Hiiraan.
Ciidamada Dowladda ayaa mudo ka dib gaaray degaanada Cabda Beer gadiid Jiracle Coomaad Gaal full Laan Saban Quulaale madhooy iyo degaano kale oo Allshabaab mudooyinkii danbe ay ku sugnaayeen.
Howlgalka oo ay Hogaaminayaan Gudomiyaha Gobolka Hiiraan Ali jeyte cismaan iyo Saraakiisha Ciidamada Dowladda waxana Howl galka Bar bar socday Duuqeymo dhanka Cirka ah oo Lagu Bur buuriyay goobo All-shabaab mararka qaar lagu arki jiray.
Masuuliyiinta iyo Saraakiishha Ciiidamada ayaa sheegay in Howl galkan. Ay sii wadi doodaan inta Al_shabaab laga Saarayo Guud ahaan Gobolka degaanada ay kaga sugan yihiin. Waxana Jiroo Qqasaaro oo Howl gaalkaasi iyo duqeybaha ka dhashay.
May be an image of 5 people and outdoors
18
6 Shares
Like

Comment
Share

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.