Home Afsomali Wararkii ugu danbeeyey ee qaraxa Muqdisho

Wararkii ugu danbeeyey ee qaraxa Muqdisho

Qaraxii zoobe mid aan waxba kanyareyn ayaa ka dhacay wadada maka al mukarama
Dad goobjoogayaal oo ka badbaaday ayaa ii xaqiijiyey in qaraxu saameyn xoogan ku yeeshay inta u dhaxaysa isgoyska dabka ilaa ex shineemo somali

Waxaan wadooyinka yaala dad dhaawac ah iyo muda badan burburka gawaarida iyo guryaha ayaan tira laheyn waxaana maqan korontadii xaafadaha u dhow dhow goobta qaraxa

Waxaa la soo warinayaa in burburka dhiamooyinka hoostooda ay ku jiraan dad dhaawacyo kala duwan qaba waxaana la joojiyey isu socodka dadka waspada maraya

Gaariga qarxay ayaa la sheegay in ay ciidamada amaanku eryanayn ka dib dil qaraxa ka hor dhacay dartii
Dhismaha hotelka maka iyo xaaji macowayaa sidoo kale burburey
Deegaanka caliyow geele ilaa burdheere dhanka siigaale guryaha dadkii ku jiray ayaa firiri ugi tagay

Jawiga goobta ayaa ah mid aad looga deyrinaayo iyada oo qaraxu ku soo aaday xili dadku hoyaad ay ahaayeen wadaduna gaadiidka noocyadiisa kala duwan ay buuxdhaafiyeen

Qasaaraha dhimasho iyo dhaawac ayaan weli la ogeyn inta uu la eg yahay

وَلَوْ أَنَّمَا فِي الْأَرْضِ مِنْ شَجَرَةٍ أَقْلَامٌ وَالْبَحْرُ
يَمُدُّهُ مِنْ بَعْدِهِ سَبْعَةُ أَبْحُرٍ مَا نَفِدَتْ كَلِمَاتُ اللَّهِ إِنَّ اللَّهَ عَزِيزٌ حَكِيمٌ (27) مَا خَلْقُكُمْ وَلَا بَعْثُكُمْ إِلَّا كَنَفْسٍ وَاحِدَةٍ إِنَّ اللَّهَ سَمِيعٌ بَصِيرٌ (28) أَلَمْ تَرَ أَنَّ اللَّهَ يُولِجُ اللَّيْلَ فِي النَّهَارِ وَيُو

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.