Home Afsomali Hubkii risaastii iyo darajooyinkii Musharax Xasan Cali Kheyre guriceel geeyey oo u...

Hubkii risaastii iyo darajooyinkii Musharax Xasan Cali Kheyre guriceel geeyey oo u shaqeyneysa siduu rabay iyo si lagu daray

Wararkii ugu danbeeyey

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Galmudug oo kaashanaya kuwa Dowladda Federaalka iyo Ciidamo taabacsan maamulka Ahlusunna ayaa mar kale saakay ka bilaawday magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Dagaalka waxa uu hadda ka bilaawday oo uu ka socda dhabarka danbe ee Saldhigga Guriceel, iyadoo laga isku adeegsanayo hub nuucyadiisa culus.

Ciidamada Dowlada ayaa soobandhigay Sawirada tiro maxaa biis ah oo ay sheegeen in ay ku qabteen Dagaalkii ka dhacay guriceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.