War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa xilka looga qaaday gudoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshadda Gobolka Hiiraan Sheekh Cusmaan Xuseen Cali iyo Xoghayihii degmada Beledweyne.
Wasiirka arimaha Gudaha ayaa waxaa uu Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada ee Gobalka Hiiraan uu magacaabay Cabdi Qaadir Maxamed Arwaax iyo xoghayihii Degmada Beledweyne waxaa loo magacaabay Cabdi risaaq Cali Weerar.
Halkan ka Akhriso Wareegtada.