Home Afsomali WAREYSI:- Dr Fuje oo ka hadlay khalalaadka ay geystaan dhaqaatiirta Ajnabiga ah

WAREYSI:- Dr Fuje oo ka hadlay khalalaadka ay geystaan dhaqaatiirta Ajnabiga ah

Dr Fuje oo kamid ah Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee mudada badan dalka ka Shaqeeynayay ayaa Wareysi uu siiyay Risaala TV kaga hadlay cidda mas’uulka ka ah  Dhakhaatiirta Ajnabiga ah ee dalka ka shaqeeya iyo Khaladaadka ay u geystaan Bukaannada Soomaalida.

Sidoo kale wuxuu Wareysiga kaga hadlayaa Isbitaallada iyo dhaqaatiirta faraha badan ee ka howlgallaya dalka sida ay u Shaqeeyaan iyo isbedelka caafimaad ee kajira dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.