Home Afsomali Wargalin Ku socoto beel weynta Xawaadle (DAAWO SAWIRADA)

Wargalin Ku socoto beel weynta Xawaadle (DAAWO SAWIRADA)

Shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen magaalada muqdisho  beesha alle gumar oo ka tirsan beelaha adeerada ee xawaadle

Waxaana ka soo qeybgalay waxgarad siyaasiyiin odyaasha dhaqanka dhalinyaro haween iyo marti sharaf kale oo munaasibada lagu csuumy

Shirka ayaa muhiimada lagu saaray sidii looga gudbi lahaa dhibaatooyinka ka jira deegaanada ay dagto beel weynta xawaad

Waxaana ay sheegeen in dhibaatooyin ba.an ay ka socdaan. U bucdii beesha xawaale ee baladweyn ama gobolka  hiiraan ka socdaa dhibaatooyin aan loo dulqaadan karin loona baahan yahay in si deg deg ah duub kale oo ka awood.sareeyo duubka hada jira ama mid u dhigma  la caleemo saaro maadaama uguuska beesha ay howlihii ka bateen una gaaray xeer uu xalin waayey halkii uu jooga shit watching ka taaneyd

Beesha ayaa ku dooday iyada oo garabsiin raadineysa ay gurigiiisa ugu tagtay ugaaska maadaama ay curadkii xawaadle ay tahay uu ka diiday In ay waxka toosiyaan taabadelkeeda ay kala kulmeen waji gabax iyo aflagaado aan loo dulqaadan krin

Waxayna xuseen in beelaha xawaadle ay gogol nabadeed u fidin doonaan ka dibna ay isuugu yeeri doonaan beelaha wadadaga hiiraan si loo.mideeyo awoodooda iyo aratidooda siyaasaeed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.