Home Afsomali WARGELIN iyo Ogeysiis Muhiim Ah from Cabdulaahi Xasan Baliil oo leh

WARGELIN iyo Ogeysiis Muhiim Ah from Cabdulaahi Xasan Baliil oo leh

WARGELIN:Waxaan dhamaan dhalinyarada ku nool Gobolka Benaadir ogaysiinayaa in aan u baahanahay kudhawaad 20 Dhalinyaro ah oo isku darsaday Caqli,Garasho iyo aamin kuwaasi oo bilaaba olole taageere wax loogu qabanaayo walaaleheen kudhibaateesan Beledwayne.

Shaqadeena waxa ay noqon doontaa in aanan 17dagmo ka howlgalno oo aan codbaahiyaal qaadano dadwaynahana ku baraarujino in ay walaalohood caawiyaan sida dhar,bustooyin iyo wixii agab ah anaga oo ninka noogu wayn hogaamiye u dooran doona.

Balse waxaan u baahanahay gaadiid naga taageera in aan meelaha qaar gaarno cod baahiye codkeena ayaa noogu filan.

Hadii aan is caawin yaa nacaawinaaya.

Nagu soo biiir cid kasta waa u furantahay in ay walaalohood caawiyaan halkan igala soo xiriir oo aan isla socono howshana aan bilowno..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.