Home Afsomali VIDEO Wariye Hanad Cali Guuled oo dableydii Afduubatay laga badbaadiyey isaga oo...

VIDEO Wariye Hanad Cali Guuled oo dableydii Afduubatay laga badbaadiyey isaga oo indhaha iyo gacmaha la xiran aadna loo jirdilay

 

Ka dib baaritaano socday in ka badan 24 saac ayaa ugu danbeyntii Taliska ciidanka  soomaliyeed ku guuleysteen in ay gacanta ku soo dhigaan wariye hanad cali guuleyd oo ka xiran indhaha iyo gacmaha isla markaan uu ka muuqdo jirdil aad ah .

Wariyaha ayaa horey loo sheegay in gurigiisa ay ka afduubteen kooxo aan heybtooda la garan
.
Taliyaha howlaha booliska sareeye guuto axmed xasan maalin oo saxaafada hadal kooban siiyey ayaa ka mahadceliyey wuxuuna intaa ku daray in ay sameynayaan baaritaano dheeraad ah

Taliska bolice ka ayaa ka wareegay amaanka iyo arimaha caafimaad ee  wariye hanad cali guuleyd

Maamulka Degmada Afgooye ayaa sheegay in ay Al-shabaab ka soo badbaadiyeen Wariye Hanad Cali Guuleed oo Shalay laga Afduubtay Duleedka Magaalada Muqdisho.

Hanad Cali Guuleyd oo laga soo furtay Dableydii Afduubatay isaga oo lugaha iyo gacmaha ka xiran aadna loo jirdilay xili loo waday …..

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.