Home Afsomali Warsaxaafadeed lagu shaaciyey in mar kale dib loogu dhigay doorashadii xubnaha somaliland...

Warsaxaafadeed lagu shaaciyey in mar kale dib loogu dhigay doorashadii xubnaha somaliland matalayey

Warsaxaafadeed uu goordhow soo saaray gudiga doorashooyinka dad badan ee heer fadaraalka ee lagu waday in ay Muqdisho ka dhacdo

Gudiga ayaa warsaxaafadeedkooda ku shaaciyey in hakad mar kale la galiyey doorashadii xubnaha labada aqal ee xildhibaanada matalaya Somaliland.

AKHRISO.

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.