Home Afsomali Warsaxaafadeed”Galmudug ooku amartay in si deg deg ah uu cadaado uga baxo...

Warsaxaafadeed”Galmudug ooku amartay in si deg deg ah uu cadaado uga baxo wakiilka Gudiga Doorashooyinka ee Cadaado Qaabilsan.

Warsaxaafadeed maanta ka soobaxay Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa looga dalbaday Gudiga Doorashooyinka Dadban ee soomaaliya in si deg deg ah uu cadaado uga baxyo wakiilka Gudiga Khilaafaadka ee Galmudug qaabilsan.

Warkaan oo ka soo baxay Xafiiska Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxaa looga dalbaday Gudiga in wakiilka Laga bedelo.

Halkaan Hoose ka akhriso.

gudiga-doora

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.