Home Afsomali Wasaarada gaashaandhiga oo dhalinyaro badan Tababar ugu dirtay dalka dibadiisa

Wasaarada gaashaandhiga oo dhalinyaro badan Tababar ugu dirtay dalka dibadiisa

https://youtu.be/G7lpj0FBW88

Wasaaradda  gaashaan dhiga  ee xukuumadda federaalka ah ee soo maalia ayaa  tababar khaas ah  ugu dirtay qaar kamid ah ciidan ka dowladda soomaalia ku was oo muddooyiinkii ugu dambeeyeyba uu  saldhiga  dowladda turkiga ee loo soo gaabiyo turkisom  ku qaadaneyey  tababar ku saabsan xir fadooda ciidan si ay awood ugu yee shaan hana shada  hawsha qaran  iyo sugidda amniga oo shacabku ay si aad ah u sugeeyaan.

Ciidan kaan manta tababarka looga  diray dalka turkiga ayaa  waxaa ay yihiin ciidamo is ku dhafah  ku waa oo ka kal yimid  gobalada  dalka soomaalia sida uu ku warameyo wasiirka wasaaradda gaa shaan dhiga  soomaalia  xasan cali maxamed amar dambe iyo saraakiil katirsan meliteriga soomaalia oo ciidan kaan   sogootineyey, waakan wasiir amar dambe  oo saxaafadda  kula hadlay gudaha  garoonka moqdisho

Dowladda tarkiga  ayaa  ah dowladda  ugu taageerada badan  dowladahaa  caawiya soomaalia  mar ka la eego dhisidda ciidan qaran oo soomaalia ay yeeladdto,   shalay ayey ahayd markii sidan oo kale  ciidan katirsan dowladda soomaalia  ay ka soodegeen  garoonka dayuuradahaa Aadan , cabdulle  cusmaan ee magaalada  moqdisho  kuwaa oo tababar ugu soo dhamaaday  dalka turkiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.