Home Afsomali Wasiirka wasaarada ganacsiga oo kaluunka dalka gaarsiiyey qaar ka mid ah...

Wasiirka wasaarada ganacsiga oo kaluunka dalka gaarsiiyey qaar ka mid ah gacsatada dunida daafaheeda ka iibsada kaluunka dalkeena(DAAWO SADIRADA)

Maanta banaanka xaruntii uu ka socday Shirkii Blue Economy ee KICC waxaa shirkado Soomaaliyeed ku soo bandhigeen Kaluun laga keenay Soomaaliya oo aad u Qiimo badan oo dadkii dhowrka kun ahaa ee shirka yimid aad ugu qushuuceen, taasoo bilow u ah dedaal dheer oo Wasaaradda Ganacsigu in mudo ah ugu jirtay in Kaluunka Soomaaliya helo suuqyo cusub oo kan Kenya ka mid yahay. Guul Wasaaradda Ganacsiga iyo Xukuumada Nabad iyo Nolol

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.