Home Afsomali Wasaaradda Maaliyadda oo canshuur kordhin samaysay

Wasaaradda Maaliyadda oo canshuur kordhin samaysay

Wasaaradda Maaliyadda ayaa canshuur kordhin ku samaysay badeecadaha Muqdisho kasoo daga.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa u sababaysay canshuur kordhinta inay doonayso kordhinta dakhloga soo gala dowladda ayadoo aan eegin dhibaatada shacabk uga imaan karta haddii la kordhiyo waxyaabaha quutul daruuriga ah sida raashinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.