Home Afsomali Wasaaradda warfaafinta oo Warbaahinta gaarka loo leeyahay ku wargalineysa in ay isdiiwaangaliyaan

Wasaaradda warfaafinta oo Warbaahinta gaarka loo leeyahay ku wargalineysa in ay isdiiwaangaliyaan

Wasaaradda warfaafinta oo Warbaahinta gaarka loo leeyahay ku wargalineysa in ay isdiiwaangaliyaan isla markaana qaataan Liisamada Sannadlaha ah.

Wasaaradda Warfaafinta XFS waxaa ay Saxaafadda madaxa banaan ku war-galineysaa in ay iska soo diiwaangaliyaan isla markaana ay liisamada sannadlaha ah ka qaataan xarunta wasaaradda warfaafinta.

Wargalintaan ayaa waxaa ay ku socotaa warbaahinta gaarka loo leeyahay ,sida (Idaacadaha,Telefishinada, Cable-lada,wargeysyada,website-yada, iyo studio-yaasha wax soo saarka(Media production campanies)

Waxaa sido kale wargalinta ay ku socotaa madbacadaha wax daabaca.

Isdiiwaangalinta ayaa ka bilaabaneysa xarunta wasaaradda warfaafinta XFS taariikh-da marka ay tahay 22/08/2021waxaana ay ku egtahay taariikh-da marka ay tahay 02/09/2021.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.