Home Afsomali Wasaaradda Waxbarashadda oo shaacisay Jadwalka imtixaanka fasalka 12-aad

Wasaaradda Waxbarashadda oo shaacisay Jadwalka imtixaanka fasalka 12-aad

afiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS,  ayaa wadaagay ardayda Soomaaliyeed ee -u-fariiisanaya Imtixaanka sanad dugsiyeedkaan 2021/22 jadwalka imtixaanka fasalka 12aad.

Imtixaanka waxaa uu bilaaban doonaa 18ka Juunyo, 2022 oo ku beegan maalin sabti ah.

Jadwalkaani wuxuu qeexaya sida maadooyinku-u-kala horreyn doonaan.

Wasaaraddu waxay ardayda Soomaaliyeed u rijayneysay guul iyo mustaqbal horumarsan.

Previous articleGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Jaamacada carabta
Next articleUkraine oo ka carootay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Faransiiska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.