Home Afsomali Wasiir Cusmaan Adan Dhuubo Dadka sadaqada Bixiya waxaa loo baahan in aan...

Wasiir Cusmaan Adan Dhuubo Dadka sadaqada Bixiya waxaa loo baahan in aan garano ujeedkooda dadka mudane waa muhiim in ay gaarto DAAWO SAWIRADA )

??

Kaalmadaan ayaa waxaa iska kaashadaday Golaha Sare ee Culumada Somaliyeed wasaarada Awqaafta iyo Arimaha diinta iyo Ururkahaweenka Qaranka Somaliyeed sida caadada ah Ulxiyada sadaqada iyo Xoolo qalka waxaana ku kulmay gudaha iyo Barxada masaajidka isbaheysiga islaamka ee Magaalada Muqdisho masuuliyiin uu horkacayey ku simaha Wasiir ku xigeenka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Xildhibaan Cusmaan Adan Dhuubow Agaasimayaal Fuqurada dadka ay ku waajibtay qaadashada iyo weliba kuwa mudan Sadaqada maalinta ciida

in ka badan kun qof ayaa ka faaiideysay qeybinta gawaarida ay saaranaayeen Hilbaha Xoolaha oo loo qeybiyey

Gudoomiyaha Ururkahaweenka Qaranka Somaliyeed Batuulo Xaaji Axmed gabale oo hadal kooban ka jeedisay ayaa amaanka wasaarada Arimaha Diinta iyo Awqaafta ka sokow waxaay ka digtay in la musuqmaasuqo Xoolaha loo qoondeeyey danyarta somaliyeed loogana danbeeyo masuuliyiinta Dowlada

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Xildhibaan Cusmaan Adan Dhuubow ayaa uga mahadceliyey Cid kasta oo qeybka qaadatay qabsoomide iyo bixinta deeqdaan lagu maamuusayey maalmaha ciida  wuxuuna ka digay in hanti xaaraan ah laga sameysto ka leexinta marinta sadaqada iyo iyada oo la baalmariyo kuwii mudnaa

??
??
??
??
??
??
??

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.