Home Afsomali Wasiir Dubbe oo sameeyey xil ka qaadis iyo magacaabis hor leh

Wasiir Dubbe oo sameeyey xil ka qaadis iyo magacaabis hor leh

Wasiir Dubbe oo Maareeye Ku-xigeenka 2aad ee Tiyaatarka Qaranka u magacaabay Maxamed Xasan Barrow

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa Maareeye Ku-xigeenka 2aad ee Tiyaatarka Qaranka u magacaabay Maxamed Xasan Barrow.

Waxaana horey xilkaa u haayey cabdikariin jiir oo maalmo ka hor wasiirka ku dhaliilay iibintii tiyaatarka

Qoraalka ayaa lagu yiri kasoo baxay Xafiiska Dubbe ‘ si loo hormariyo fanka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, islamarkaana sare loogu qaado tayada Hobollada Waaberi iyo Golaha Murtida iyo wacyigelinta qaranka.

Hoos ka Akhrso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.