Home Afsomali Wasiir Maareeye oo laga gudbiyey mooshin xilk uu ku waayi karo

Wasiir Maareeye oo laga gudbiyey mooshin xilk uu ku waayi karo

Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa mooshin ka gudbiyay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye , kadib markii xildhibaanadaasi ka caroodeen hab dhaqanka Warbaahinta Qaranka.

Mooshinkan loogu yeerayo Wasiirka Warfaafita xukuumada soomaaliya waxaa gudbiyay 11-Xildhibaan kuwaa oo dalbaday in Wasiirka la horkeeno Baarlamaanka si ay su’aalo uga weediiyaan shaqada Warbaahinta dowlada.

Xildhibaanada golaha shacabka qaarkood ayaa Warbaahinta dowlada ku eedeeyay in aysan dhax dhaxaad ka aheyn doodaha xildhibaanada , waxa ayna sheegeen in laga soo daayo kaliya Warbaahinta dowlada rabitaanka villa Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.